Duration 11:5

Deg: RW Rooble oo Md Farmaajo u gacan geliyay Gedo, A.Madoobe oo ka horymid &Villa Somaliya oo..

18 791 watched
0
319
Published 21 Jun 2021

Warqaad TV | Warar iyo Warbixino Sugan | - si aad uga mid noqoto Saaxiibada sida joogtada ah noogu xiran Subscribe saar - Mahadsanid WarqaadTube Warqaad Media. Warqaad.com Warqaad Wararka Caalamka Warqaad Wararka Somalia. Warqaad Warar Deg Deg ah Warqaad Farmaajo Warqaad Xogta Caalamka Warqaad Dowladda Somalia. Warqaad Ilhan Omar Warqaad Donald Trump. Warqaad Mareykanka. Warqaad TV Warqaad Somalia. Warqaad Somali News Warqaad Itoobiya. Telefishinka Warqaad. Warka Caalamka. Warar Deg Deg ah. Warqaad Tube today Warqaad Tube manta warqaad tube wararka maanta Warqaad Tube youtube wararka caalamka 2020 Wararka Caalamka 2019 Warqaad tube Turkey Wararka Shalay Warqaad Warqaad Somaliland Warqaad Tube Puntland. Warqaad tube Dagaalka Iran wararkii ugu danbeeyey news today wararkii maanta warqaad wararka bariga dhexe warqaad madaxweynaha warqaad farmaajo. Warqaad Erdogan Warqaad Muqdisho Warqaad RW Kheyre Wararka Soomaaliya Warqaad Nairobi, Kenya Warqaad Arrimaha Soomaalida #Warqaad, #WarqaadTV, #WararkiiUguDambeeyey,

Category

Show more

Comments - 32
  • @
    @quran072673 years ago Warqaad tv am very grateful for your good information about our country
    mahadsanidn somali gul i. A.
    1
  • @
    @FADSO3 years ago Walaalaha muslimiinta ah isooboqda wanaaga ayaan faafyaa allah janatul firdowsa ha idinka abaal mariyo adiga iyo walidkaaga aamiin amiin. 3
  • @
    @sahraomar68723 years ago Warqad farmaajo naceebka aad u qabto waxba maka qadayo. 3
  • @
    @najmoabdullahi78153 years ago Warqaad madaxweynaha farmaajo neceybka aad uqabtiin waxaan u arkaa mid qabyaalad ku saleeysan tuugo. 4
  • @
    @umnalka77403 years ago War hadaad adigu sida warka loosheego keliya taqaanid oo aadan wax aqrinkarin hadee anagu waanu aragnaa in sucuudi airlines ay kasoo degan hayaan wafti sucuudiyiin ah dadkana ma indho sarcaadin kartid.
  • @
    @user-of2wq1io3f3 years ago Weriye geddo soo ma aha qeyb soomaaliya ka mid ah? Maxaa keenya iyo raggey keensatey loogu hooskeenayaa.
  • @
    @khalidcumar33423 years ago Xumoow waxaad na tustay sawir sacudiyaan kasoo dagay diyarad muqdisho markaas ayaad ka shekeyneysaa emaratka fadlan kala baro wadamada calamka calamadooda intaad idacada shegin xumoow. Ileen ceebbloma dhinto. 3
  • @
    @mohamudhersi88503 years ago Xiriirka soomaaliya iyo uae wuxuu u xumaaday ma ahan farmaajo iyo siyaasadda arrimaha dibadda. Waxay ahayd faragelinta joogtada ah ee imaaraatku ku hayeen . ...Expand
  • @
    @abdulkadiradedhussein64513 years ago Gedo rooble ka hor ayey gacanta axmed madoobe ka baxday warqaad iska hadalka dhaafa.
  • @
    @user-of2wq1io3f3 years ago Wariye warkaagu ha noqdo war cuntami kara; waxaa la hadleysaa dad; warka araxda ha jebin; joojina luqadda qabyaaladda ku saleysanw.
  • @
    @ismailsheykhu77883 years ago Nacam khalad waa dhacaa waana lagasoo noqonscw xadiis uu leeyahay wuxu sheegay in yidhi idinkoo dhamaan khalad ku dhaca koonka idiinku wanaagsan waa kii khaladka kasoo noqda ama macnaha sidaas a into farmaajo yidhi khalad kii dhacay ayaannu kasoo noqoneynaa tallaabo wanaagsan weeye. ...Expand
  • @
    @abdulkadiradedhussein64513 years ago Warqaad waa yaab waxay dadka u sheegayaan.
  • @
    @homeh34553 years ago Warpaad waa cadawga dalka waar joojiya beenta aad shacabka aad u sheegaysaan.
  • @
    @mohamudhersi88503 years ago Beryo dhaweyd xoogayaa isku daydeen. Hadda wixiinnii xilka lahaa ayaad ku laabateen iyo propogandadii aad ka fidin jirteen madaxweynaha. waxaad ku naceysaan oo kalena ma jirto aan ka aheyn naceyb qabiil. Wax isula hara. ...Expand
  • @
    @mohamudhersi88503 years ago Ma isinay diiddan yihiin dawlad soomaaliyeed oo awood inay soomaaliya yeelato. Adinkuna taas ayaad taageeraysaan. Ma garan kartaan waxa dantiinna iyo danta carruurtiina ay ku jirto.
  • @
    @abdulkadiradedhussein64513 years ago Goormaa la yiri polis jubbaland warqaad iska hadalka dhaafa fdralka ayaa kismaayo xitaa tagaya adinkana garbahaareey ayaad ka hadleysaan.
  • @
    @cabdulahishekhcali76213 years ago Wararkaagu wuxuu xambaarsan yahay qabyaalad iyo been abuur aad weyn ee umada beenta iyo borobagaanka kadaa allena kabaq. 2
  • @
    @Yedo252543 years ago Xubnaha baarlamanka ee gobalka gedo waa in uu sayid axmed madoobe soo magacaaba. Shaqsi uusan raali ka ahayn sayidka waa ka xaaran in gobalka gedo uu xil ka qabto. 1
  • @
    @wadhatowadhato46353 years ago Aar sade
    bilcil hoosqabaw loo banka celcaded iyo buuraha iyo guyaal gado barkin luqunta ku sudha bashaal kula dhaca dhinac.
  • @
    @MohamedIbrahim-iv2ux3 years ago Adinka sidaas farmajo ugu heysan bey nafta idinka dheceysa insha allah lkn aniga waxan ku dhihi lahaa kuwa adiga kaa waaweyn ee kuu soo dirsaday inaad . ...Expand 1