Duration 5:42

NADIIRA NEYRUUS IYO CAYDIID JOWHAR -ASAGEEY ADAA I DHAAFSHAY - BEST ROMANTIC VIDEO OFFICIAL

357 944 watched
0
3.5 K
Published 28 Aug 2020

SOO BOOQO FILASHO STUDIO /watch/Al05j88njman5 Welcome To Aflaanta Studio Home of Somali Music Video * Update 24 Hours * Quality Videos * Reliable Ideas If you are Enjoyed | Subscribe Us Free And Check Alert Icon 🔔 Contact Us What's Up +254722258310 Contact Us Mobile +447724113129 Instagram: @Abdijabar Ali Mohamud Facebook : @Abdijabar Ali Mohamud

Category

Show more

Comments - 322
  • @
    @NadiiraNayruus4 years ago Waad mahadsantahiin dhamaanmeel waliba aad joogtaan iyo aflaanta studio iyo walalkey abdi jibaar. 190
  • @
    @zamzamabdi78544 years ago Ninkii gaariga kafuraayey inuu yahay xasan top intii ila aragtey illaaheey idin ku dharshee like. 43
  • @
    @sundustheheartlionzuzu7934 years ago Xasan top inu dareewal. Isku badly inta ila argty like bash. 60
  • @
    @lakihappy94224 years ago Waaw inta kaheshay heesta lamaanaha like isaar. 19
  • @
    @nayruusandcaydiidshorts30154 years ago Waad mahadsantahiin dhamaan inta daawatay muqaalkan sidoo kale waxaan umahadcelinaa aflaanta studio iyo abdi jibaar. 60
  • @
    @hibasama33534 years ago Innaba caadi maaha. Nin cusub iyo style cusub yaa nadiira keep going, maasha allah. 8
  • @
    @bushramulah10124 years ago Nadira nayriuus codkaga ku joogtaa fanka keep going my sis noloow shaadiyo sharaf kuma garto. 2
  • @
    @ifrahd75674 years ago Rasmi io farxaan
    nayruus io caydaruus
    shadiyo io apdifth
    qaali io raage
    laamnsha qarniga.
    152
  • @
    @princessfarhia35154 years ago Cod hadhihin style hadhihin muqal qurux bdn hadhihin isbedelka farxaded nadiro io ceydiid ka muqdo hadhihin. 17
  • @
    @mohamedilyasabdi37354 years ago Hees heer sare ah nice one codka laxanka video
    dhanwalbo special one.
    4
  • @
    @mohaaasalax54434 years ago Wax kale heeskii qarniga lamaanaha ugu shidan sanadkan ceydiid jowhar iyo nadira. 3
  • @
    @abdishakuuraliciise10964 years ago Inta nadiira jecel liketa dhac kudhaha. 10
  • @
    @shukrishuulaanka85954 years ago Maasha allaah nadiira waa fannaanad buuxda runtii viva nadiira.
  • @
    @munanuur22104 years ago Heesta uga shidan ayaa qaadeen
    isku waara abid lamaanaha isku fara san inaa arkaa waa farxad qaran.
    14
  • @
    @munayasin34514 years ago Waaw eesh qiyaaska axyaa hees iyo steyl qurux badan wey niga mareeysaa100%
  • @
    @mahadxikmaawi20634 years ago Well done keep going bro.
    an ha laysoo bookhdo asxaabtay.
    1
  • @
    @queenqali4704 years ago Nadiro mantaa labiska wey iskasodhistay nice codkedana top waye guleystaa. 1
  • @
    @asaldhaladinacali87074 years ago Walalyal muraad ayaan ileeyahay
    in uu ilahey muraad ii sahlo isoo duceeya.
    24
  • @
    @ilisaalii78234 years ago Ma sha allah lamanahena cod waa idinku dhamaday horay usocda poqor toyo. 1
  • @
    @booqortoyoogadenreercabdil71364 years ago My queen naadira cizi iyo sharaf igu noolow lakin laabiskaa igaa saax however today i like your makeup and hair waa on point baby girl hassan top hes uber driver waye miya hada after youtub kisaa lagaa yaabsada? 7
  • @
    @farhanmohamedawil29474 years ago Nadiira fanaanad agtayda qli ku ah ww nadiira nayrus. 1
  • @
    @nazriinahassan86714 years ago Nadiira neyruuzta inta jecel like ha ila dhaafin. 2
  • @
    @zamiiroaxmed26614 years ago Inta tiktok kusoo aragte hesto dhameys tirnen. 13
  • @
    @nidolzack70524 years ago Wlhi inaanta wa cod macaantanay m. A allah cod wa ugu deeqay gacan kuu tagay cao nadiiray anigoo awal ku qirsanaa misna kula. Jibaaray tlhi. 2
  • @
    @MayaClass4 years ago Eshcala lamaane hees macan erayo qiimo leh caadi maah. 1
  • @
    @bbenacnac4 years ago Hasan top isdu cariga uga fury qosol miran wlhida
    ceydiid and nadiira my couple.
    12
  • @
    @queenabdalla75524 years ago Aniguba daraadaa uur kutaaladaan qabay
    aamintaan helay kabogsaday ma ogtahay.
    lamaane qurux badan nolosha farxad ku waara.
    2
  • @
    @najma81984 years ago Mashallaah caydiid iyo nadira isku waraar boqorada codka nadiira. 1
  • @
    @aragzancabraxman43594 years ago Nadiira cod degan bay ku heesaysay maanta wlhi top voice.
  • @
    @yazmenmohamed40794 years ago Woow mnshllh lamanha qurux badan isku waraa alle idinma kala qado. 5
  • @
    @munacali95934 years ago Lamaane qurux badan farxad ku dhamysta farxadiina inshllh.
  • @
    @kiinjamac97324 years ago Nadira neyruus iyo ceydiid jowhar waaka wadataan sanadkiina waaye. 3
  • @
    @waxkale63294 years ago Fanaaninta sanadka iyo lamaanaha sanadka noolada ceydiid jowhar iyo nadiira. 2
  • @
    @muhiimsulebangolongol16634 years ago Beryahan waxaa soobadanaya lamaanaha soomaliya oo qurux badan horay usoco da.
  • @
    @wizzmanhadi13184 years ago Waxaan layaapay siduu alpaapka ufuray xasan top. 1
  • @
    @asmaxaashi47784 years ago Masha allah waxad tahay wll shay qaali nadira waxad tahay qof anjecelahay nolow adi iyo saygagu.
  • @
    @anabdahir32194 years ago Nadiira qurux masha alaha isku kiin. Barakeeyo. 3
  • @
    @gaabarsomalia72344 years ago Masha allah waxasaa jcylkaa eh guuleysta ceydiid iyi neyrus ilxun idin ma aragto insha allah cadawga allaha idinka qabto. 1
  • @
    @xamdasagal44184 years ago M. A allhaa new song keep going aflaamta. 5
  • @
    @kingmozalath37484 years ago Reaction ka dirisle inta gambadh ugu fadhida farta taag. 1
  • @
    @malmo42354 years ago Alla iskau qurxoona waa laba yaryar oo nolol qurubadan ka horeeyso inshallah.
  • @
    @ridhwaanxajjimohammed93154 years ago Walalyal nadira nayrus io caydid ma muqdusho aye joogan mise hargaisa iga so jawab baxa dadgeygiyow.
  • @
    @SadaamAbdi4 years ago Dumaashi nadiira nayruus, iyo ceydiid hees shidan waaye runtii.
  • @
    @mohamedqanciye21444 years ago Dirisle abdi kuawey reaction kaada ayan sugeenaa. 3
  • @
    @quensamra79894 years ago Asagy adaa idhaafshay
    adaa meel sare igeeyey super hit cod dagan.
  • @
    @abdisuleimanmaalim73084 years ago Eh keep it rocking always so cute and queen with him.
  • @
    @missnatasha15684 years ago Qofka gaariga ka furaha xasan top miaa mise ana umaleeya hh. 1
  • @
    @hamdaabdule714 years ago Nadira wey cod qurxontahay balse mar walba labis inkaran aye xirata nadira iyo ceydid isku wara jcliya dad is jcl. 50
  • @
    @siman80014 years ago Lamanaha ugu shidan hees iyo cod. Wlhi nadiiro ninki guursado asagiis inuu dhaafayo shaki kuma jiro. Waa gabar farxad iyo wanag isku darsatay.
  • @
    @matagaaye12314 years ago Inta sugooso reactionka dirisle like bac kusii. 9
  • @
    @abdallahussein63264 years ago Been hadaa lasheegenin nadiiro allah codsiiyay dhar jaceylna waad xirateen guleesta lamanaha qarniga. 3
  • @
    @xamdiaadan39794 years ago Www mnsh alh gul wcn wlshay io wlky ale ha idin xifdiyo.
  • @
    @marwabashir36914 years ago Masha allah isku wara nadira nayrus iyo xajikeda caydid.
  • @
    @maryannuur38184 years ago Walle nadiro ninki ku haboona baya heshay waayga talo nadiiro ninkaga ilaalsho qurux mashalaha.
  • @
    @simanyarey4964 years ago Xasan top miyaan argay mise wa umooday. 6
  • @
    @nemofarhan69034 years ago Wlee nadiiraay style xumaa lagugu cadaabaya
    xagay dhar xumadu ka heshay
    sida kle waan kuu taageeraa
    lkn dhar xumaan laguu galayn.