Duration 9:5

Daawo Damaashaadka xeebta liido iyo bulshada Muqdisho maalmaha Jimcaha

1 138 watched
0
36
Published 30 Jul 2021

Maalmaha Jimcaha iyo Khamiista Xeebta Liido ee magaalada Muqdisho ahna Caasimadda Dalka waxaa u damaashaad taga kumanaan ka mid ah dadka ku nool Caasimadda kuwaa oo iskaga yimaada 17 ka Degmo ee Gobalka Banaadir. Dadka u soo damaashaad taga Xeebta Liido ee Magaalada Muqdisho ayaa u badan dhalinyaro kuwaas oo inta badan fasax ka ah xaruumaha waxbarasho ee ku yaal Caasimadda Dalka ee Muqdisho sida Jaamacadaha iyo Dugsiyada kuwaa soo ku faraxsan in ay waqtigooda inta badan ku bixiyaan Dalxiiska iyo Damaashaadka xeebta Liido.

Category

Show more

Comments - 5